top of page
Etsi

Salmaan khan oo is bar bar dhigay katrina kaif iyo Jacqueline Fernandez ayaa waxa ka xanaaqay fans k

Funbest productions

mqdefault.jpg

Salmaan khan oo is bar bar dhigay katrina kaif iyo Jacqueline Fernandez ayaa waxa ka xanaaqay fans ka qaar kamida waxayna twitterka Salman khan ku cayeen aktaro uu kamid yahay sharu khan iyo Jacqueline Fernandez waxa arintan ka xumaaday salman khan isagoo si cad usheegay inaanay taagerayaashiisa ahayn cidkasta oo ka cayda aktarada bollywood ka wuxuna wax laga xumaado kusheegay in acount giisa lagu arko dad fans kiisa kamida oo caayay aktarada kale halka hoose kadaawo

 
 
 
Funbest productions studio (2015)
bottom of page